Description
• Naqshadda: Waxay wataan qaab aan lahayn fireem wareeg ah (Rimless Design), iyadoo muraayadaha geesaha laga gooyay qaab dheemanka oo kale ah (Diamond Cut Edges) oo iftiimaya, taas oo siisa muuqaal aad u shaqsi weyn iyo mid ganacsi (Business look). • Muraayadda & Faa’iidada: Waxaa ku jira muraayado caawiya indhaha oo ka difaaca shucaaca computer-ka (Anti-Blue Light) iyo muraayado midabkoodu isbeddelo marka qorraxda la tago (Photochromic/Sun lenses), kuwaas oo indhaha ka ilaaliya falaaraha UV. • Lugaha iyo Gacanta: Lugaha waa kuwo khafiif ah oo adag, una samaysan qaab raaxo leh oo aan dhegaha culays ku noqonayn maalin hees.









Reviews
There are no reviews yet.